Laftagareen oo soo saaray liiska musharaxiinta Aqalka sare, kana reebay.. (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray liiska Tartamiyaasha Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya ku metelaya maamulkiisa. Liiska ayaa ka kooban oo illaa musharax oo ayku jiraan afar dumar ah, kuwaasoo ku tartami doono shan kursi. Senatar Xuseen Sheekh Maxamuud oo ahaa Xoghayaha Xisbiga UPD iyo Senatar Ilyaas Cali Xasan … Continue reading Laftagareen oo soo saaray liiska musharaxiinta Aqalka sare, kana reebay.. (Akhriso)